DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA TARTAN AQOONEEDKA RAADIYAHA DOWLADDA KGS.

0
214

Kusoo Dhowaada Barnaamijka Tartan Aqooneedka Warbaahinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Ay U Qabanayso Tartamayaasha Tobanka Xaafadood  Ee Magaalada  Baydhabo iyadoona Habeenkii Xalay Ahaa Ay Tartameen Xaafadaha Kala Ah Daaru_Salaam A Iyo  Berdaalle B Ee Magaalada Baydhabo

Barnaamijka Tartanka Ayaa Waxaa Si Wada Jir Ah U Tebinayay Wariyaasha Kala Ah Maxamed Aadan Wadani, C/naassir Musharaf, Iyo Dhanka Gudiga Cumar Mustafa Nuur

Fiiro Gaar Ah Caawa Haddii Alle Idmo Waxaa Tartami Doona Xaafada Isha B Iyo Towfiiq B Ee Magaaladad Baydhabo

By Writing Eng_Yarisow

Halkan Hoos KA Dhageyso

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here