DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA TARTAN AQOONEEDKA RAADIYAHA DOWLADDA KGS.

0
158

Kusoo Dhowaada Barnaamijka Tartan Aqooneedka Warbaahinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Ay U Qabanayso Tartamayaasha Tobanka Xaafadood  Ee Magaalada  Baydhabo iyadoona Habeenkii Xalay Ahaa Ay Tartameen Xaafadaha Kala Ah Salaamey A  Iyo   Itheedy B  Ee Magaalada Baydhabo

Barnaamijka Tartanka Ayaa Waxaa Si Wada Jir Ah U Tebinayay Wariyaasha Kala Ah Maxamud Ibrahim Timacade, Maxamed Aadan Wadani, C/naassir Musharaf, Iyo Dhanka Gudiga Cumar Mustafa Nuur Iyo Farsama yaqaan Eng Siid CAli {Ateera}

Fiiro Gaar Ah Caawa Haddii Alle Idmo Waxaa Tartami Doona Xaafada Horseed A Iyo H/wadaag B

Ee Malaagada Baydhabo.

By Writing Wariye Eng_Yarisow

Halkan Hoos KA Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here