DHAGEYSO:-Wazaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Oo Tawabar U Furtey Shaqaalo Ka Shaqeyn Doona Ceelal Laga Qudayo Baydhabo

0
118

Wazaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha maamulka Koonfur Galbeed Ayaa Maanta Tawabar Soconaya Sadax Maalin U Furey Shaqaale Ka Shaqeyn Doona Ceelal Biyoodyo Wazaarada Ay Ka Qodeyso Magaalada Baydhabo

Waziir Aadan Hasan Mohamed usaama  Ayaa Mar Uu Ka Hadlayey Muhiimada Siminaarkaan Waxaa Uu Sheegey In Ay Loo Baahn yahay In Ay Ka Faaideysataan Tawabarka Iyaga Oo Lag Doonayo In Ay Markaasi Ku Dadaalaan Sidii Ay U Baran La Haayeen Ka Shaqeynta Arimaha Ceelalka

Intaas Ka Dib Ayaa Waziir Aadan Hasan Waxaa Uu Booqasho Ku Tagey Duleedka Magaalada Baydhabo Halkaasi Oo Ay Ka Socoto Dayactirka Ilaa Sadax Ceelal Biyood OO OO Looga Talagay In Dadka Magaalada Ay Ka Faaideysataan Xiliyada Biya Yarido AY Jirto

Waziirka Yaa Mid Mid U Kormeerey Ceelasha Waxaana Howlwadeena Ay Faafaahin Ka Siiyeen Sida Ay U Socoto Shaqada

Wxuuna Hadalkooban Oo Uu Halkaasi Ka Jeediyey Uu Sheegey In qorshahaan Uu Yahay Mid Wazaarada Ay Uga hortageyso in Ay Dhacaan Biyo Yaraan Iyado Oo Aan Lga Gaashaaman

HALKAAN KA DHAGEYSO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here