Qormo Kooban:-Sidee Ayeynu Ula Dhaqanaa Dadkeena Leh Xirfadaha Gaarka Ah .

0
109

Waxaan ku noolnahy waddan Qofka hal abuurka leh lagu cunsuriyeyo lagu bahdilo Hal abuurnimadiisa.

Waxanu ugu yeernaa magcyo aan la jacleysan Sida Tumaal, kaba tole iyo kuwa kaloo badan.

Nasiib darada in na heysata waxanu aqoon weyney in hal aburka qofka ay tahy waxa dunidu ku tartamaan oo ay isugu fanaan.

Dunidda horumarty qofkooda hal aburka leh waa la gcan qabtaa oo waa lagu dhiira geliyaa shaqda u hayo nooc walbaba ha ahaatey.

Balse inaga taa bedelkeeda wan ku takoornaa oo ku cunsuriyeynaa .

N.B: Walal Hadadan walakga hal abuurka leh aad gacn qaban karin oo adan dhiira gelin karin Minfadlak haku cunsuriyeynin hal-abuurnimadiisa.

W/Q: Ahmed Taajir

Tafatirey : Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here