Champions League HOR DHAC: Real Madrid Vs. Sporting Lisbon (Ronaldo waa soo dhaweyn doona kooxdiisii carruurnimada)

0
105

Real Madrid waxa ay difaacasheeda Champions League ku bilaabi doontaa Sporting Lisbon.

Cristiano Ronaldo oo dheelaya ayaa la filayaa in uu kulan qiiro ah u noqdo madaama uu wajihi doonoo kooxdii ay wax walba uga soo bilowdeen.

WARARKA LABADA NAADI

Zinedine Zidane is without injured trio Keylor Navas, Fabio Coentrao and Isco for the welcome of Sporting.

-Zinedine Zidane waxaa ka maqan Keylor Navas, Fabio Coentrao iyo Isco oo ka dhaawacan.

-Kiko Casilla ayaa xejisan doona biraha dhexdooda halka Varane iyo Pepe ay ku loolamayaan booska dhexe ee daafaca si ay garab u siiyaaan Ramos.

-Sporting Lisbon wax mushaakil ah oo safkeeda ah ma jiraan.

LA SOCO……

-Cristiano Ronaldo waxa uu wajihi doonaa kooxdiisii ciyaalnimadda

-Labada dhinacba waxa ay guulo gaareen afar kulan ee ay ololahan dheleen

-Jorge Jesus oo ah tababaraha Sporting ayaa kooxdan Real ku tilmaamay tii ugu adkeyd sanadahan dambe

-Labadan dhinac waxaa isugu dambeeysay 2000/01

SAFAFKA LABADA DHINAC

Real Madrid: Casilla; Carvajal, Pepe, Ramos, Marcelo; Kroos, Casemiro, Modrić; Bale, Benzema, Ronaldo.

Sporting: Patrício; João Pereira, Coates, Semedo, Zeegelaar; William Carvalho, Adrien, Ruiz; Campbell, Gelson, Dost.

Gegida: Bernabeu

Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Paolo Tagliavento

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here