Champions League:- PSG iyo Arsenal oo dhibcaha ku kala qeybsaday Parc des Princes barbaro 1-1 ayeena ku hashiiyeen.

0
112

Kooxda PSG ayaa waxay caawa garoonkeeda Parc des Princess kusoo dhaweesay kooxda reer England ee Arsenal ,

barbaro 1-1 ayeena isla dhaafi waayen.
daqiiqadii 1aad ee ciyaarta kooxda PSG ayaa ka naxsatay Arsenal oo waxaa goolka garoonka u furay

Edinson Cavani,goolkaasi Cavani waxaa caawin ka ahaa daafaca midig ee kooxda PSG Serge Aurier.

 


qeybta hore ee ciyaarta ayaa waxaa lagu kala maray 1-0 oo PSG ku hogaaminayso.
qeybta labaad markay maraysay 78 daqiiqo waxaa goolka barbaraha u dhaliyay kooxda Arsenal Alexis Sanchez.

 


guud ahaan ciyaarta ayaana ku dhamaatay 1-1.
dhanka kale isla Groupkan A waxaa isku arkay kooxaha
Basel iyo Ludogorets, iyaguna barbaro 1-1 ayee isla dhaafi waayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here