Dib U-Eegid: Waa Kuwee Labada Kooxood Ee Ciyaartooyda Ugu Badan Ku Leh Koobka Dhowaan Bilaaban Doona Euro 2016

0
138

Waxaa dhowaan bilaaban doona koobka Euro 2016 oo ooda looga qaadi doona dalka France, iyadoo ilaa iyo hada la ogayn xulka ku guulaysan doona.

France, Germany, England, Spain iyo weliba xulka kacsan ee Austeria ayaa ka mid ah xulalka sida wayn loola xiriirnayo inay yihiin xulalka ku guulaysan doona koobkaas.

Hadaba Kooxda.com aya asoo aruurisay kooxaha uga badan ee ku leh ciyaartooyda ug badan tartankaas, waxaana si rasmi ah loo xaqiijiyey in kooxaha Juventus iyo weliba Liverpool yihiin labada kooxood ee ugu badan ee ku leh ciyaartooyda ugu kuwaas oo ku leh min 12 ciyaartooy.

Arsenal ayaa 10 ciyaartooy ku leh si la mid ah kooxda Chelsea iyadoo Man City iyaduna tiro ciyaartooy ah ku leh, Real Madrid, Bayern Munich iyo weliba Barcelona ayaa iyaguna tiro ciyaartooy ku leh

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here