RASMI Champions League:- Messi Oo Taariikh Cusub Ka Dhigtay Tartanka Champion-ka , Ronaldo Ayuu Kaga Sara Maray .

0
108

Messi ayaa rikoor cusub ka dhigtay tartanka Champipon-ka oo caawa furmay waxa uuna taariikhdaas ku dhigay kooxda Celtic .

 

Messi ayaa kooxdaas ka dhaliyay sedex gool waxa ayna markaan u tahay markii 6-aad ee uu sedexleey ka dhalinayo tartankaan Champion-ka.

 

Waxa uu ka sara maray Ronaldo oo sidaas sameeyay muddo 5 jeer ah.

 

Dhanka kale waxa ay kooxda.com xuseysaa in Messi 5 kulan oo uu kooxdaas Celtic kaga hor tagay Champion-ka in uu ka dhaliya 6 gool .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here