Taariikh:- Messi oo wali wata wacdarada kubadda cagta aduunka , Hadaba maxuu sameeyay ?

0
105

Lionel Messi ayaa seddaxlaydii ugu badan Champion legue la wareegay kadib markii uu ka dhaliyay kooxda Celtic kulankii xalay ee Champions League.

Waxey aheyd seddaxlaydii lixaad ee  Messi ee  Champions League taso ka dhigeysa  36 gool  Barcelona tasoo ah rikoor laacibkan uu sameeyay .

 

Ninkan ayaa ku guuleystay shan mar abal marinta  Ballon d’Or iyadoona kooxdiisa uu la qaaday lix  Champions League .

 

mesmesmes

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here