Wararkii Ugu Dambeeye Ee Suuqa Kala Iibsidiga Cayaartoyda

0
176

Wararki Ugu Danbeye Suuqa Kala iibsidiga Cayaartoyda:
kooxda Bayern München oo Diyaar u ah in eey 60 million ka bixiso Xidiga Bayer 04 Leverkusen Leon Bailey .
Robben iyo Ribery ayaa Ka sii Duqowbaya  kooxda Bayern Marka Da’yarkaan booskaas Ayuu buuxinaa

Pep Guardiola oo Doonaya Andrés Iniesta in uu Booska Arteta u Buuxsho Haddu Arteta Arsenal Aado.

Real Madrid oo Plan B ka dhiganeysa Dybala . Micnaha Hadey Neymar Heliweyso Dybala ayeey Gadane Joe Hart oo Codsiyo Badan ka helayo Kooxaha Wolves iyo Southampton FC.

Image result for dybala

Image may contain: 1 person, suit

Image may contain: 2 people, people playing sports and outdoor

David Moyes oo lo magacaabi Doono Macalinka Cusub ee Stoke City Football Club maalmaha Soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here