DHAGEYSO:- Wareysi Waziirka Madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya .

0
133

Waziirka MadaxtooyadanDowlada Koonfurgalbeed Soomaaliya Mudane Mohamed Abdulaahi Mursal Oo Waresyi Gaar Ah Siiyey Idaacada DKGs Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Arimo Badan Oo Ka Mid Yihiin Hormarka dowlada dhanka Siyaasa dalka Iyo dibada Amaanka KG Tawabarada Ciidanka Iyo Arimo Kale

Mohamed Abulaahi Mursal Waziirka MadaxtooyadanDowlada Koonfurgalbeed Ayaa Ugu Horeyn Ka Haadalay Hormarka Dowlada mudadii Ay Jirtey Wuxuuna Sheegey In DKG Ay Haatan Taagan Tahay Wadadii Hormarka Marka Loo Eego Halka ay joogtey xiligii La dhisey DKG.

Xiriirada Dowlada somaliya  Iyo Dowladaha Hubnaha Ka Ah DFS Oo Ah Mid aan Ka Maarmin DKG Ayuu Sheegey Waziirka Madaxtooyadan Dowlada Koonfurgalbeed Soomaaliya In Dhamaantood Uu Ka Dhaxeeyo Xiriir Wanaagsan Maadaama Lagu Mideysan yahay Jamhuuriyada Soomaaliya

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSI BY :MOHAMED ADAM MOHAMED WADANI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here