Daawo Sawiro Kulan lagu soo dhaweyneyo Xuska maalinta Haweenka Aduunka oo ka dhacey Xaruunta SBLO ee Magaalada Baydhabo

0
161

Baydhabo (RKGS) waxaa maanta kulan lagu soo dhaweyneyo maalinta haweenka aduunka oo beri ku began ay ka dhacdey xaruunta SBLO eee magaalada Baydhabo .

kulan kaasi ayaa waxaa ka soo qeyb galey masuuliyiin ka socda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo dhamaan ururada bulshada eek u dhaqan degmada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay oo ay u badnaayeen Haween ka kala socda xaafadaha magaalada Baydhabo

kulankan diyaargarowga ahaa ayaa looga hadleyey muhiimada ay leedahay maalinta haweenka aduunka waxaana fikrado wax ku ool ah iyo aragtiyo kala duwan ka dhiibaneyey haweenkii ka qeyb galey iyagoona ku faraxsanaa kulanka lagu qadarineyo haweenka oo ay soo dhaweeyeen

sidoo kalena maalinta beri ah oo taariikhduna ay tahay 8 maarso soo dhaweneyaan xuska haweenka aduunka.

Waxeyna haweenkii ka qeyb galey kulankaasi bogaadiyeen maamulka SBLO ee magaalada Baydhabo oo  dhawaantaanba wadey diyaar garogaasii ku aadanaa  maalinta qiimaha badan ee haweenkeena.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here