Kulanka Looga Hadlaayey Maamu Wanaaga OO Xudur Lagu Soogeba Gebeeyey Kaasi Oo Shan Maalin Socdey

0
122

Kulun looga Hadlaayey Maamul wanaga ayaa waxaa uu socodey Mudo Shan maalin waxana loo qabtey  Shacabka Ku nool Degmo yinka Gobolka Bokool

waxana kulunkasi ka soo qeyb galey masuuliyiin Ka tirsan Dowladda koonfur galbeed Soomaaliy iyo Masuuliyiinta Degmooyinka .

Tababarkan ayaa waxa ay uaqabatey Bulshada Wasaarada Dhalinyarada ispoorts ka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaliya

waxana Ugu Horeen halkaasi ka hadaley Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Bokol waxana ay ka hadleen Muhiimada uu uleeyahay Tababarkan loo qabtey Bulshada ku nool

Gobolkaasi.

ugu danbeetii Halkaasi waxa ka hadely wasiiru Dowlaha wasaarad Dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda koonfur Galbeed soomaaliya Aba aawi sufi .

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here