20 qof oo haraad ugu Geeriyootay gobolka Bakool

0
91

Wararka naga soo gaaraya degaanka Buurdhuxule oo ka mid ah degaanada hoos yimaada degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay dad ugu dhinteen Gaajo  iyo haraad ay sababtay Abaarta ka jirta degaankaasi.

Dadka degaanka Buurdhuxule ayaa Warbaahinta u sheegay in ku dhawaad 20 qof ay ku dhinteen degaankaasi.

Degaaanka ayaa la sheegaya in ay ka jirto biyo yari aad u baahsan oo sameyn ku yeelatay dadka duunyada.

Sidoo kale dad badan oo ka mid ah dadka degan Tuulooyinka Hoosyimaada degmada Waajid ayaa la sheegaya in ay ku xoolo beeleen Abaarta. iyadoo buur dhuxunle ay ka aramiyaan maleeshiyaadka arxan daranka ah ee ugus 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here