350 Qoys Oo Ka soo Barakacay Al Shabaab ayaa Gaarey Degmada Xudur.

0
101

Qoysaskaan Shalay Ilaa maanta Ku soo Qulqulayey Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Ayaa Waxaa Ay Ka Soo Barakaceeb Dhibaatooyin Maleeshiyada Al shabaab U Geystey Guryahooda

Maamulka degmada Xudur Oo Kaashanaya Dadka shacabka Ah ayaa Gar Gaar U fidiyey dadkaasi Waxaana Ay Diyeen Xaafad Ka Mid Ah Xaafadaha degmada Xudur

HALKAAN KA DHAGEYSO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here