Daawo-Sawirada:- Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom Oo Deeq Dawo Iyo Biyo Ah Gaarsiisey Isbitaalka Guud Ee Gobolka Baay Ee Baydhabo.

0
197

Ayadoo Isbitaalka Guud ee gobolka Baay Ay Kujiraan Bukaano La il daran Cudurka Shuban Biyod Ayaa Maalmahan dambe kadilaacay deeganada udhowdhow mgaalada baidoa Ayaa maanta Shirka Isgaarsiinta Horrmuud Telecom LAANTEEDA Magaalada baydhabo  Waxay Gaarsiisey Daawooyin Ay Uga Talagaleen In Lagu caawiyo Dadka La il daran cudurka shuban biyoodka ayadoona isbitaalka xiligan ay yaalaan boqolaal bukaano Daawo Yari ay kajirtey

 

Cabaas Shariif Omar Oo ah Madax Suuq geynta Shirkada Hormuud ayaa Deeqda Daawoyyinka Iyo Biya Dhaamin isu jira Markii ay gaarsiiyeen Hospitaalka Wuxuu Kuwareejiyey Agaasimaha Isbitaalka Isagon Kahadley Deeqda Hormuud Maanta Ay Soo Gaarsiisey Isbitaalka Magaalada Baidoa.

 

Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay Abdifatah Sagacious Ayaa Deeqda Kaguudemy Shirmada Hormuud Telecom isagoona Muujiyey Dadka la ildaran cudurka shuban biyoodka dhibaatada ay  kujiraan…….

 

Dhinaca kale agaasimaha isbitaalka guud ee gobolka Baay Ayaa Baaq Udirey Shacabka kale Inay Kaqeybqaataan Gurmad Caafimaad Iyo Tan Bani Adanimo oo xilgan loo sameynayo dadka la il daran cudurka shuban Biyoodka Iyo saameynta abaaraha…….

 

Ma ahan Markii Ugu Horeysey oo shirkada Isgaarsiinta Hormuud Ee Magaalada Baydhabo ay deeq gaarsiiso isbitaalka Gobolka Baay Balse waxaa Xilgan Jira Dad Saameyn Balaaran Ay Kuyeelatey Abaaraha Xilgan Jiran Iyo Dadka Uu Soo Ritey Cudurka Shuban Biyoodka Waxaana Lafilayaa In Gargaaro kaladuwan lasoo gaarsiiyo dadka Haatan Ay Heysto Nolo Bani adanimo.

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA DEEQDA HORMUUD

 

 

 

 

 

 

DSC_9023

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here