Soomaaliya oo ka qayb gashay Bandhigga wax soo saarka oo lagu qabtay Dubai“SAWIRRO”

0
126

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Dr Maxamuud Maxamed Maxamuud iyo xubno kale uu hogaaminayo ayaa ka qayb galay bandhig caalami ah oo dal waliba ku soo bandhigayay wax soo saarka dalkiisa,waxayna Soomaaliya kaga halkaasi ku soo bandhigtay qayraadka dhinaca beeraha ee dalkeennu leeyahay.

Bandhiggaan oo lagu qabtay Magaalada Dubai ee dalka Iskutagga Imaaraadka Carabta, ayaa dal walba wuxuu kaga qaybgalay wax soo saarka uu leeyahay ee dhinaca beerah

.Ku dhawaad 40 dowladood oo isugu jira Afrika, Asia iyo Yurub ayaa ka qayb galay bandhigga, waxaana uu dal waliba goobta ku soo bandhigay dalagyada dalkiisa uu soo saaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here