0
154

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sidda Somalia Aya waxay xukun Dil ah ku xukuntey Qofkii Diley Sheeg Mohamed  Maddeer oo  mid ka mid Ah  Sheeqyada Baidoa inta lagu guda Jireyy Bisha Barakeysa ee Ramadaan halka 2kalena lagu xukumey Xabsi Daim

Moahmed Aadan Ali Barrow aya lagu Xukumey Dil

halka Somow Ali Aadan iyo Hassan Abdullahi Ibarahim  ayaguna lagu xukumey Xabsi Da’in

Gashaanle sare   Hassan Ali Shuute Gadoomiyaha Maxkamada Darajada Kowaad ee Ciidanka Qalabka  Sida ayana Xukunka Ku dhawaaqey

Maxkamada Darajada Kowaad  ee cidanka Qalabka Sida ee Dalka aya malmahan Wada Sidii Loo  xukumi Laha Dhaqar qabayaashii Dililalka Ka geystey  Dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here