Abaaraha ka jira degaanada maamul goboleedka Jubbaland ka aramiyo oo kasii daraaya

0
100

Wasiirka Wasaarada Beeraha Maamulka Jubbaland Geelle Maxamed Aadan oo wareysi siiyay idaacada koonfur galbeed  Magaalada baydhabo ayaa waxaa uu sheegay in dadkii kunoolaa degaanada Miyiga ah ee Jubbaland ay xoolo beeleen , islamarkaana ay kusoo xaroodeen Magaalooyinka waa weyn ee gobolada Jubbaland.

Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in Magaalada Kismaayo ay soo gaareen dadka ku ceyrtoobay Abaaraha ka jira degaanada maamulka Jubbaland.

Shacabka Soomaaliyeed , Beesha Caalamka iyo dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan sidii dadkaasi loo badbaadin lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here