Akhriso Magacyada Guddiyada Doorashooyinka heer Gobol oo la shaaciyey

0
134

SOMALIYA (RKGS) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa wareegto ku soo saarey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.

Guddiyadan ayaa waxaa soo magacaabey Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, kuwaas oo u gudbiyey Dowladda federaalka, halka Liiska Somaliland iyo Shabeele Dhexe/Hiiraan ay magacaabtey Dowladda federaalku.

Liiska Dowlad Goboleedyadu soo magacaabeen ayaa gaaraya 8 xubnood halka saddexda kale ay soo magacaabtey Dowladda federaalka oo la tashanaysa Dowlad Goboleedka.

Hoos ka akhri Liiskaguddiga_doorashooyinka

guddiga_doorashada1

4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here