Akhriso magacyada Xildhibaanada ku guuleystay doorashadii Kismaayo

0
67

Kismaayo(RKGS)-Doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee baarlamanka soomaaliya oo gashay maalintii shanaad ayaa lagusoo gabagabeeyay magalada kismaayo iyadoona maanta la doortay lix mudane oo ka mid noqonaya mudanayaasha baarlamanka
soomaaliya.

Mudanayaasha maanta la doortay waxaa kamid ah

1: Cabdi Cali Xasan,
2:Cabdicasiis C/laahi Maxamed

3: liibaan Cabdi Cismaan,

4:Cabaas Cabdullaahi  Sheeq Siraaje

5:Maxamed Diiriye Khaliif

6:Cali Maxamed Muuse.

Doorashada aqalka hose ee baarlamaanka soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan la soo gabagabeeyo iyadoona maglaada Kismayo laga dareemyo kaambeenada doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here