AKHRISO: Wasaaradda Amniga oo Amar kusoo rogtay Xildhibaanada iyo Golaha Wasiiradda

0
157

Mogdisho (RKGS) Wasaaradda Amniga ayaa Mas’uuliyiinta dowladda ku amartay Muddo dhan 14 cisho in ay kaga soo diwaan geliyaan Xarunta CID-da Hubka iyo Illaalada ay wataan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here