Amniga Gobolka Banaadir Oo Loo Saaray Guddi Heer Gobal Ah

0
92

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uu amniga Muqdisho kula Xisaabtamayo guddi heer degmo oo shalay uu Magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in guddigaasi laga doonayo in ay xaqiijiyaan amaanka guud ee Caasimada Muqdisho.

Waxa uu sidoo kale sheegay in guddiga looga baahan yahay in ay muujiyaan dadaal dheeri ah oo ku aadan sugida amniga Muqdisho.

Amniga magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey kadib markii ciidamada amnigu ay joogteeyeen beegsiga cadowga oo aan fursad u helin in ay dhibaato geystaan.

 

DHAGEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here