Aqoon Kororsi Mudo Sadax Maalin Ah U Socdey Shaqaalaha Wazaarada Waxbarashada OO Maanta Baydhabo Lagu Soo Gabagabeeyey

0
113

 

Tababarkaan Oo  Mudo Sadax Maalin Ah U Socdey Shaqaalaha Wazaarada Waxbarashada IYo Barbaarinta Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya  Ayna Taabagalineysey Hay,ada ADRA  Ayaa Waxaa Ka Qeybgaleyey Qaar Ka Mid Ah Agaasima Waaxeedyada Iyo Shaqaalaha Wazaarada Waxrabashada OO Ka Kala Yimid Dhamaan Degmooyinka Gobolada Koonfur Galbeeed  Soomaaliya

Waziir Ku Xigeenka  Wazaarada Waxbarashada IYo Barbaarinta DKGS Jibriil Mohamed Adan Ayaa Sheegey In  Aqoon Kororsiga Loogu Tala Galay Shaqaalaha Wazaarada Ayna Wax Badan Ka Faaideen Loona Baahan yahay In Ay Aqoontooda Sii Gaarsiiyaan Shaqaalaha Kale Ee Degmooyinka Ku Sugan

Tababarkaan Ayaa Qeyb Ka Ah Kordhinta Aqoonta Iyo Kor U qaadida Tayada Waxrashada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here