Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay degmooyin cusub

0
99

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Garowe ku meelmariyay degmooyin cusub oo dhawaan ay magacowday Xukuumadda Puntland.

Degmooyinka ay meelmariyeen Xildhibaanada ayaa kala ah Xumbeys, Bur Saalax,Dhudhub iyo Shaxda.

39 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa u codeeyay degmooyinkaasi.

4 Xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka  Puntland ayaa ka aamusay.

Degmooyinkaan ayaa waxa yeelan doonaan xuquuqda ay leeyihiin degmooyinka kale ee Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here