Barnaamijka Jimcaha Idaacada Codka Shacabka KGS

0
99

Idaacada Codka shacabka KGS kutaxan kulanta wacan oo wanaagsan Kusoo dhawaada Barnaamijka Dooda Jimcaha Idaacada Codka Shacabka KGS 88.8Mhz Xaruunta magalada Baidoa oo aad uga barateen jimco walba Todobaadkan Barnaamijka Oo aad uxiisa Badan waxaana uga hadli doonaa Arimaha Imtixaanadka mideysan ee Dowlada Dhexe oo maalinta sabtida ah 28 ka bishan ay sitoos ah uga bilaaban doonaan gobolada dalka waxaana todobaadkan Barnaamijka marti inoogu ah Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada DGKGS Wasiir ‪#‎Jabriil‬Mohamed.. Barnaamijka intii uu socdo waxaa idinla socodsiin doonaa‪#‎CUMAR‬ MUSTAFA NUUR Waxaana dhageystayaasha Su’aalo laxiriira Imtixaanka ay weydiin doonaan wasiirka….!!! Intii barnamijka uu socdo Dhageystayaasha Ayaa Fursad uheli doona in wixii talo iyo tusaale ah oo ku aadan Imtixanka Sanad dugsiyeedkan 2015/2016 ay kusoo bandhigi doonaan idaacada codka shacabka KGS 88.8MHz…..
Hadaba Bahda page ka idaacada waxaan usheegeynaa in Barnaamijka Dooda Jimcaha ee todobaadkan isagoo Rogaal Celis ah oo duuban aan usoo gudbin doona. Insha Allah

W/Q :  Wariye Abdinasir Mohamed Abdirahmaan… (Musharraf).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here