Biyo la’aan baahsan oo soo wajahday Xoolo-dhaqatada Gobolka Bakool+Sawiro

0
88

Roobabkii xilliga deyrta oo aan si wanaagsan uga di’in degaanada
dhulka Miyiga ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay arrintaasi ka dhalatay
Biyo la’aan daran oo saamaysay Nolosha kumanaan kun oo Xoolo dhaqato
ah,

Dhulka baadiyaha ah ayaa masaafo aad u dheer xoolaha laga ka soo
arooriya kuwaasoo imaanaya Ceelasha ku yaalla magaalada Xudur Ee
Xaruunta Gobolka Bakool.

Qeyla-dhaan ka timid dadka ku nool baadiyaha gobolka Bakool ayaa ugu
baaqay maamulka K/galbeed, dowladda Federaalka iyo hay’adaha
samafalkaba in lala soo gaaro gargaar deg deg ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here