Biyo la’aan ba’an oo ka taagan gobolka Gedo

0
103

Abaaraha ka jira deegaanada Soomaalida ayaa waxay qaarkood gaareen in gabi ahaanba la waayo biyihii la cabayay, dhulka sida weyn looga dayrinayo waxaa ka mid ah gobolka Gedo oo xoolo-dhaqato badan ay la rafaadsan yihiin saamaynta abaaraha.

Salaadiinta deegaanadaasi ayaa hadda ka cabanaya dhibkan jirra. Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo ka mid salaadiinta gobolka Gedo ayaa ku baaqaya in la gargaaro dadkan tabaalaysan, maxaa yeelay somaliya oo dhan waxa ka jiro abaaro saameysay dadka iyo duunyadaba

suldaan ugaas maxamed ugaas xaashi ayaa ugu baaqay dowlada somalia iyo ganacsatada inay gar gaar lasoo gaaraan dadka ku dhibaataysan gobolka gedo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here