Booliis Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray Jabuuti+Sawiro-

0
85

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaasneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta magaalada Jabuuti  Tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya,iyadoo.

Taliye  Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo hadal ka jeediyay munaasabaddii xiritaanka tababarkaasi ayaa dowladda Jabuuti uga mahadceliyay tababarrada ay u fidiso ciidamada booliiska Soomaaliya.

Jeneraal Xaamud wuxuu kula dardaarmay Ciidamadaasi inay shaqadooda ku dabaqaan aqoonta ay ka kororsadeen tababarka ay  qaateen ugana faa’iideeyaan Ciidamada kale oo weli fursadda u helin tababarada noocan ah.

Waaxaa xiritaankii Tababarkaasi  joog ka ahaa Taliyaha Ciidamnka Booliiska Jabuuti iyo saraakiil kale.

By Wadani

 

mmm5 mu1 mu6 mu7 mu9 mu12 mu13 mu13-1 mu14-1 mu16 t-1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here