Booliska Newyork oo soo qabtay Nin lagu tuhunsan yahay Dilkii Immaamka

0
94

Booliiska Magaalada New York ee Dalka Mareykanka ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan nin lagu tuhmayo inuu ka dambeeyey dilka Imaam Masjid iyo saaxiibkiis.

Dilkaasi oo dhacay maalintii sabtidii ayaa la dilay iyaga oo ka soo baxaya Masjid ku yaalla Xaafadda Queens ee Magaalada New York.

Dhawaan ayay ahayd markii ururka islaamka ee Dalka Maraykanka ay dul saareen 10 kun oo dollar ciddii soo sheegta mascluumaadka qpfkii dilkaasi gaystay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here