Boqorka Sacuudiga oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay 1-da luulyo.

0
138

Riyad(RKGS)- U adeegaha labada xaram ee shariifka ah, ahna Boqorka Sacuudi careebiya  Boqor Salmaan bin C/casiis Ala Sacuud, ayaa dhambaal hambalyo ah, kuna saabsan sanadguurada 56-aad ee maalinta xurnimada Somaaliya ee 1-da Luulyo u soo diray Madaxweynaha Somaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxmuud.

Boqor Salmaan bin C/casiis Ala Sacuud, wuxuu isagoo ku hadlaya ,magaciisa,kan shacabka iyo Xukuumadda dalkaasi, waxa u Madaxweynaha iyo Shacabka Soomaaliya u rajeeyay horumar iyo baraare, iyo in sanadguurada teeda kale ku gaaraan Nabad iyo Caafimaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here