Ciidamada Jubaland oo howlgallo ku soo qabtay Rag ka tirsan Al shabaab

0
99

Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa howlgallo ay ugu magacdareen Wabiga Shabeelle waxa ay ku soo qab qabteen rag ka tirsan nbad diidka alshabaab.

Ragga la qabtay ayaa waxaa la sheegay in Alshabaab ay u qaabilsanaayeen Miino dhigista iyo dilalka qorsheysan ,Nin kamid ah ragga la qabtay waxaa uu ka soo jeedaa Itoobiya..

Tan iyo markii ay ciidamada jubbaland ay bilaabeen howlgallada wabiga shabeelle ayaa waxa ay ka soo hooyeen guullo la taaban karo iyagoo sidoo kalane la wareegay deegaano ay nabad diidka horay uga arimin jireen.

14-1 13-1 12-1 11-2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here