Daawo: Madaxweyne Shariif xaan Oo Kormeerey Dhismaha Cusub Ee Loogu Talagaley Shirka Madashada Wadatashiga Qaran

0
89

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa maanta booqdey dhismaha cusub loogu talagalay in ay degaan wafuuda ka imaan doonto Maamul Gobaleedya iyo Dowlada federaalka.

Shirka Madaxda Madasha Qaran ee 20ka b isha June laga qaban doono magaalada Baydhaba oo xarun ku meelgaar u ah maamuka goboleedka Koonfur Galbeed Somalia ayaa loo asteeyey in go’aan kama dambeys ah looga gaaro halka lacagta Musharaxiinta Doonaya Baarlamanka Soomaaliya aadi doonto taasoo dhan $5,000, hase ahaatee in aysan madaxda qaran ay wada ogol yihiin cadadka lacagta xildhibaanka cusub shuruud looga dhigay.

Magaalada Baydhabo oo ah casimada ku meelgaarka ee Dowlad Gobaleedka koonfur Galbeed Soomaalia ayaa dhawan martigelin doonto shirka madasha qaran ee 2016.

Ugu dambeyntii, Dowlada Gobaleedka KGS iyo shacabka koonfur Galbeed ayaa diyaar garow ugu jira sida lagu soo dhaweyn lahaa Madaxda qaranka iyo kuwan Maamulada.

Halkan Ka Daawo.

Shirka-MADASHADA- Baydhaba-Janaay. A woman among 3 dead bodies found near Bal’ad 13346464_1689293571319498_6185472795868858713_n 13344507_1689293517986170_1154898044734243197_n 13315508_1689293414652847_2461298206565798168_n 13312596_1689292831319572_1940590824094385955_n 2730 270 061 32 6 5 3 2 1 1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here