Daawo-Saawiro+Dhegeyso:-Munaasabad Looga Hadlayey Kor U Qaadista Afka May Maayka Oo Ka dhacdey Jaamacada Koonfurta Soomaaliya

0
120

 

Munaasabada si xeer saro ah loo soo agaasimey  oo kor looga qaadayey afka may maayga  ayaa  waxaa lagu qabtey  xarunta jamacad konfruta Somaliya waxaana ka soo qeybgaley waxgarad dhalanyaro haween iyo abwaaninta konfurgalbeed SomaliyaWaxaana lagu soo bandhigey halkaasi xida iyo dhaqanka kgs ay caanka ku thy

Munaasabada ayaa waxa uga horeytii  ka Hadley Mohamed ali ahmed kalaay oo ah godoomiyaha jaamacad konfurta Somali waxaana uu sheegey in afka may maayga uu yahy tiir  dhaxaadka wax barashada wxaana uu intaasi ku darey in wax lagu barto afka may maayga

Sidoo kale waxaa halkaasi ka Hadley afeyeenka golaha oqoon yahnada koonfur galbeed Somaliya fowzi abdi nuur waxaa asna dhakiisa ku dheeraadey kor ugaadista afka hooyo waxaana uu sheegey in xildhibaan idirs abdi taktar uu yahay qofkii uga horeey oo baar lamaanka dhaxdiisa uu kuga Hadley afka maayga waxaa sheegy in qof welba uu looga baaxan yahy in uu hor mariyo afkiisa mayga

Munaasabadi oo kadhacdey jamacada kon furta ayaa waxaa  ay aheyd mid kor laaga qaadeyey afka maayga  waxaana soo qaban qaabisey  jaamacad akonfurta Somaliya

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Weriye Ahmed Ibraahim Bulle

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here