Daawo:- Sawirada Horjooge Sare oo Al-Shabaab ah oo dowladda isku soo dhiibay

0
96

Mogadisho(RKGS) Horjooge Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA,

Horjoogahaan oo lagu magacaabo Ibraahim Adan Ibraaim ayaa goor dhow waxaa lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.

“Laga bilaabo Caawa Waxaan cadaynayaa inaan isaga baxay Maleeshiyada Al-Shabaab, go’aankaan waxaa qaatay labo sano ka hor, waxaana igu dhaliyay markaan arkay sida looga been sheegayo diinta islaamka iyo dhaqan galinta shareecada islaamka, waliba aniga oo ka faa’iidaysanaya balanqaadkii madaxweynaha ee ku aadanaa in qofkii ka soo laabta Al-Shabaab la cafinayo.” Sidaasi waxaa yiri Ibraahim Adan

Ninkaan ayaa ka mid ahaa Horjoogayaasha sar sare ee kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab wuxuuna ku magacownaa Madaxa waxbarashada ee gobalada Baay iyo Bakool.

HALKAN KADAAWO SAWIRADA

DSCN4328DSCN4329DSCN4331DSCN4332DSCN4333DSCN4334DSCN4335DSCN4336DSCN4337DSCN4339DSCN4340DSCN4342DSCN4343DSCN4345DSCN4346DSCN4347DSCN4350DSCN4353DSCN4354DSCN4355DSCN4356DSCN4357DSCN4358DSCN4360DSCN4361DSCN4362DSCN4363DSCN4364DSCN4366DSCN4367DSCN4368DSCN4369DSCN4370DSCN4371

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here