Daawo Sawirada:- In Kabadan 200 Oo Askar Police ah Oo Baydhabo Tababar Loogu Soo Xirey

0
98

Taliyaha ciidanka Booliska soomaaliyeed Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay Tababar Ugu soo xiray 200 Askari  oo ka Tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ,kuwaa soo loo qorsheeyay in ay ka howlgalaan Dagmooyin ka tirsan Gobalka Bakool .

Taliyaha ayaa ciidamada maanta tababarka loo xirey kula dar-daarmay in ay si daacad ah ugu adeegaan bulshada ku dhaqan deegaanada ay ka howlgalayaan ,islamarkaana ay ilaaliyaan sharafka Booliska Soomaaliyeed, kana hortagaan kooxaha caadeestay dhibaateenta Umada Soomaaliyeed .

Taliye Xaamud ayaa tan iyo markii lamagacaabay waxaa uu suurta galiyay in ciidanka booliska soomaaliyeed dib u habeen balaaran lagu sameeyo ,islamarkaana booliska ay ku soo biiraan Jiil cusub ku waa soo qaar kamid ah ay yihiin jaamiciyiin .

HALKAN KADAAWO SAWIRADA

IMG_4071IMG_4074IMG_4082IMG_4086IMG_4090

3 5 21466 21487

1 2

IMG_4095IMG_4104IMG_4110IMG_4114IMG_4128IMG_4148

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here