Daawo Sawirada Madaafiic xalay lagu garaacay Baydhabo

0
100

Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa madaafiic ku Soo  garaacay xalay qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Dadka dhaawacyada ah ayaa waxaa la dhigay isbitalka wayn ee magaalada Baydhabo, waxaana haatan lala tacaalayaa xaaladooda caafimaad.

Inta la ogyahay Madaafiicdaan waxaa ku geeriyooday 3 Caruur Ah Oo Da,dooda Ay Ka Tertahay 7sno sidoo kalana waxaa ku dhaawacmay ilaa iyo 19-kale sida uu soo sheegayo agaasimaha Isbitaalka  Baydhbo Abdifataax Ibraahim Xaaji .

 

IMG_1944 IMG_1945 IMG_1946 IMG_1955

Dhageyso Warbixin …By Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here