Daawo sawirada xafladii Olympickada oo xalay la soo gunaanaday.

0
90

Rio de janerio (RKGS) Xafladii lagu soo gabagebeynaayay cayaaraha Olympicda ayaa xalay lagu qabtay garoonka weyn ee Marakaana oo ku yaala magaalada Rio de janerio ee dalka Brazil, iyadoo calanka Olmpicda sida caadiga aheyd lagu wareejiyay duqa magaalada Tokyo ee dalka Japan oo cayaarahana martigelin doonta sanadkan 2020.

Munasaabadda oo muddo sadex saacadood ah socotay ayaa waxaa lagu soo bandhigay muqaalo aad u qurux badan oo guud ahaan dadkii garoonka joogay iyo kuwii kala socday warbaahinta caalamka ay si weyn ula yaabeen sida loo soo bandhigay.

90870119_final_medal_table_graphic-1 90871280_simone2 90871352_firework 90871684_gettyimages-593259080 90871712_krw-2 90871713_pitp 90871853_closing1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here