Daawo Sawiro: Hogaamiyaasha Madasha iyo Haween Weynaha Soomaayeed Oo Kullan Ku Dhexmarey Baydhabo

0
122

Mashada Hogaamiyaasha Qaranka Ee Shirsan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta kullan La qaateen Xubno matalayay Haween Weynaha Qaranka Soomaaliyeed.

Waxaana  kullanka laga sheegey Halgankiii ay Haweenka Soomaaliyeed u soo galeenka Xoriyada dalka sidoo kale waxaa la tilmaamey in Haweenka ay ahaayeen kuwii markii uu  dhacay Dagaalka Sokeeye qayb ka qaatey in ay Nolosha Qoyska ay maareeyaan marka waxay Xaq u leeyihiin in ay helaan Xaquuqdooda.

Madaxweynaha Soomaaliya oo kullankaas ka hadley ayaa sheegey in haweeenka Soomaaliyeedka ay heli doonaan Saamiga Goliyaash Dowlada  Federalka Soomaaliya.

Ugu dambeyntii, Kullan waxa Qiib ka ahaa Beesha Caalamka isla markaana  waxaa laga hadley saamiga haweenka  30% ee goleyaasha dowladda Federalka  Soomaaliya.

nfl

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here