Daawo +Sawiro:-Madaxweynaha dowlada Koonfur Galbeed Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtey Baydhabo

0
112

Madaxweynaha dowlada Koonfur Galbeed soomaaliya Mudane shariif Hassan sheekh Aadan Ayaa Maanta dib Ugu soo Laabtey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Madaxweynaha Ayaa Waxaa Garoonka `Diyaaradaha Baydhabo Ku Soo dhoweeyey waziiro KBeautyPlus_20160604001326_fasta Tirsan dowlada Koonfur Galbeed xildhibaano Maamulka Gobolka Iyo Kan deg
mada Iyo Qeybaha KalA Duwan ee Bulshada Baydhabo .

Madaxweynaha Ayaa Waxaa Uu Mid Mid U Gacan Qaadey dadkii Ku Soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo .

BeautyPlus_20160604001434_fastMadaxweyne shariif Hasan Sheekh Aadan Oo Soo dhoween Ka dib La Hadlay Bahda Wardoonka Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey safarkii Uu Muqdisho Ku Tagey Iyo shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Lagu soo Gabagabeeyey .

wuxuuna Madaxweynaha dhanka Kale ka Hadlay dagaalka Al shabaab ee Ciidanka Gaarka Ah ee dowlada KG soomaalia Ay Ku La jiraan Maleeshiyada Al Shabaab .

HALKAAN  KA DHAGEYSO

BeautyPlus_20160604001658_fast

 

BeautyPlus_20160604001357_fastBeautyPlus_20160604001326_fast

BeautyPlus_20160604001357_fastBeautyPlus_20160604001547_fast

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here