Daawo Sawiro: Madaxweynaha KGS Oo Maanta Si weyn Looga Soo dhaweeyey Baydhabo

0
90

Madaxweynaha dawladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh ayaa maanta soo gaarey magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG dawladda Koonfur Galbeed Soomaaliya halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Dr. Shaati Gaduud Ee magaaalada Baydhabo kusoo dhoweeyey guddoomiyaha Baarlamaanka dawladda KGS  Shariif Sheekhuna Maye, Ku simaha Madaxweynaha Ahna Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xasan Fiqi,Wasiirro, Xildhibaano, maamulka gobolka Bay, kan degmada Baydhabo iyo boqollaal dadweyne ah.

Halkan Ka Daawo Sawiro

13466431_709069805897537_6531722514770971249_n

13501683_709069985897519_7384250294894371646_n

13516384_709069859230865_8607432900470497039_n

13516384_709069859230865_8607432900470497039_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here