Daawo: UNSOM & Gudoomiyaha BKGS Oo Kormeerey Xarunta Cusub Ee Loo Dhisaayo BKGS

0
101

Gudoomiye Baarlamaanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada KGS ayaa Maanta booqdey Xarunta cusub ee loo dhisaayo  Baarlamanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dhismooyinkan ayaa waxay isu jiraan, meelo loogu talagalay xafiisyo iyo guryo la jiifto.

Booqasahada Maanta waxaa ku wehliyey Mr. Vikram Parekh oo madaxa Xafiiska Siyaasada QM Ee UNSOM  isla markaana u fadhiya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Halkan Ka Daawo Sawiradda.

13423845_597211590442725_6832857896661509020_n 13423709_597211737109377_2096953109157098103_n 13346981_597211630442721_4022460234190129664_n 13336112_597211673776050_749815751322433331_n

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here