DAAWO+SAWIRO:-Dowladda dhexe OO Ku Dadaaleysa Sidii wadahadalo U dhexmari Lahaayen  Galmudug iyo Ahlusunna”

0
75
Wasiirka Arimaha Gudaha  iyo faderaalka Dowaldda Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ayaa booqasho ku tagay magalada Godinlabe ee maamul goboleedka Galmudug, ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada, iyada oo ay soo dhawaynta ka qeyb qaateen maamulka Deegaanka, Odayaasha Dhaqanka Haweenka iyo Dhalinyaro
 Wasiirka Arimah Gudaha Xukuumada Soomaaliya warbaahinta usheegay in Dowlada dhexe ee Soomaaliya ay ka shaqaynayso wadahalo u furto Ahlusuna iyo Galmudug, isaga oo  Ahlusuna  ka dalbaday in aysan si shuruud la`aan ah usoo fadhiistaan miiska wadahadalka.
 Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxa’ed Xaashir Carabeey ayaa Soodhaweyay Hadlka Wasiirka Waxana uu Sheegay in Maamulka Galmudug diyaar uu yahay wadahadalo in ay la bilaabaan Ahlusunna.
DSC09300 DSC09280 DSC09278 DSC09271 DSC09256

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here