Daawo+Sawiro:- Kulan Su,aalo Lagu Weydiinayey Musharax Jibriil Ibrahim Cabdulle Oo Baydhabo Ka Dhacdey

0
102

Kulankaan Oo Uu Ahaa Mid Lagu Taageerayo Musharax Jibriil Ibrahim Cabdulle  Su,aalo Toos Ahna Ka Soo Qeybgalayaasha  ay ku Weydiinayaa  Jibriil Ibrahim Cabdulle Ayaa Waxaa Ka Soo qeybgalay Masuuliyiin Iyo shacab U Badnaa dhalinyaro Iyo Haween

Inta Su,aalaha Laguda Galin Ka Hor Waxaa Uu  Musharax Jibriil Ibrahim Cabdulle Uu Jeediyey hadal Kooban OO Uu ku Soo bandhigayey Waxqabadkiisa Waa hadii Uu ku guuleysto Madaxtinimada Dowlada Federaalka Soomaaliya Ee dhamaan Qabsoomi doonto

intaa Ka dib Waxaa Mikroofanka La Wareegey Musharax Jibriil Ibrahim Cabdulle Oo dadweynaha Ay weydiinayeen Waxa Uu Ka qaban Doono Caqabado Badan Oohada Ay Sheegeen In dowlada Ay Ka Gudbo La,dahay sida Musuqmaasuqa ,qabiilka Cadaala Darada .

dsc04330 dsc04328 dsc04323 dsc04320 dsc04310 dsc04299 dsc04296 dsc04292

dsc04381 dsc04374 dsc04373 dsc04371 dsc04337 dsc04336 dsc04332 dsc04331

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here