DAAWO+SAWIRO:-KulanLooga Soo HorjeedoFalalkaGuracanEeAlshababKageystaan KGsOo Manta BaydhaboKadhacay

0
93

Kulankan Looga Hadlayey Falalka Foosha Xun Ee Al Shabab Ay Kula Kacaan Bulsha Weynta Kunool Kgs AyaaWaxaa Soo  Qaban Qaabisay Wasarada Warfaafinta Iyo Wacayi galinta KGS Waxana Munaasabada Kasoo Qeyb Galay Masuuliyiin Heer Wasiro  Ah Xildhibaano ,Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada .

Waxana Kulanka Diirada Lagu Saarey Dhibaatooyinka Ay Al Shabab Kuhayaan Deganada Maamulka KGs Iyo Sida Dhibatooyinkaasi Looga Hortagi Lahaa

Dhibatoyinka Al Argigixisadu Ay Ugeysatey Bulshadan Ayaa Waxaa Kamid Ah  Qaraxayo Dadbadani Ay Kudhinteen Kuwo Kalena Ay Kudhaawacameen , Dilal Barer Ah   , Dhaciyo Boob , Iyo Xadgudubyo Tirobadan Oo Aan halkaan Lagu Soo Koobi Karin

Kusimaha Gudoomiyaha Degmada Ahna Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka Degmada Ali Aadan Ali oo hadal Dheer ka jeediyey Kulanka Ayaa Shegay in Argigixisadu Ay Ka sii Daciifeyso Soomaliya Loona BahanYahay in Inta yer eeKu haray Somaliya Gaar Ahaan KGs Xooga Lasaro Sidii Loo Baabin Lahaa.

 

Wasiirka Warfafinta Dowlada KGs Xasan Cabdi Maxmuud Ayaa Bulshadii MaantaIsku Timid Waxaa Uu Kubooriyey In Ay  Kafogaadaan Kamid Ahanshiyaha Argigixisada iyo Dhibaateynta Bulshada ,Wuxuuna Ugu Baqey In Si Sharci Ah Ay Dalkooda Ugu Shaqeystaan, argigixisinamaduna ay kafogaadan

Dhibaatoyinka Ay Alshabab Ku hayaan Bulshada KGS Ma,aha Mid Yar ,Waxay Ka dileen Indhergaradkii , Aqoonyahankii iyo Dadka Dhaxalgalka u Ah Bulshada Sida Mashaa,ikhda ,Odayaasha ,Waxayna Sidoo Kale kutakrifalayaan hantida Deganadan.


dsc04191
dsc04201dsc04146

dsc04156
dsc04169
dsc04166 dsc04196 dsc04195 dsc04190

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here