Dab ka kacay kaalin shidaal oo ku yaala Muqdisho

0
98

MUQDISHO (RKGS) Dab ayaa ka kacay kaalin Shidaal oo ku yaala meel u dhow  Warshada Tarakha iyo Sigaarka ee magaalada Muqdisho. sida SONNA ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Maamulka gobalka Banaadir ayaa haatan wada dadaalo lagu doonayo in lagu damiyo dabkaas.

faah faahin badan goor dhow la soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here