Dagaaal culus oo u dhaxeeyey ciidanka kgs iyo maleeshiyada al shabaab

0
91

ciidanka dowlada koonfur galbeed somaliya ayaa dagaal ku qaaday fariisamo ay ku lahaayeen deeganka hagarka oo 45km ujirta magaalada baydhabo maleeshiyada nabad diidka alshabaab

dagaalka ayaa khasaaro badan loogu gaystay maleshiyada gumaada umada somaliyeed

iyadoo 4 horjooge laga dilay 3 na nolosha lagu soo qabtay iyadoo hada ay ku suganyihiin kuwa maxaabiista ah saldhiga degmada baydhabo

Dagaal-6Dagaal-5Dagaal-4Dagaal-2Dagaal-1Dagaal-7

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here