Dagaal Beeleeddyo dib uga bilowdaY Magaalada Caabud-waaq.

0
104

Dagaal beeleed u dhaxeeya laba maleeshiyo ah  ayaa maanta ka dhacay Magaalada Cabud waaq ee gobolka gaalgaduud.

Ugu yaraan 3-ruux ayaa ku dhimatay  dagaalkaasi oo la tilmaamay in uu salka ku haayo aano qabiil oo horay u dhexmaray beelahaasi.

Odayaal iyo waxgarad kale ayaa isu taagay sidii loo damin lahaa colaaddaasi ka soo cusboonaaday Magaalada Caabud-waaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here