Degaanada Mamulka Konfur-Galbeed oo si toos Imitaxaanadka Wasaradda wax barashada uga bilawday Sawiro

0
66

Wxb

Waxaa maanta si toos ah ubilowdey Imtixaanada mideysan ee ay qaadeyso Wasaarada waxbarashada Dowlada federalka.soomaaliya sanad dugsiyeedkan 2015/2016 Gobolada Konfurgalbeed somaliya ayaa kamid ah gobolada ugu badan ee sanadkan ay kaqalin jabinayaaa ardada ugu badan,  Magalooyinka  baydhabo , Afgoyye Qaar kamid ah wasiiradda mamulka konfurgalbeed ayaa kormeeray goobaha imtixaanadka lagu qaadayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here