Degmada Diinsoor Oo Xalay U soo Gudubtey Wareega Labaad Ee Tartanka

0
109

Wuxuu Ahaa Habeenkii Labaad Ee Tartanka Degmooyinka Gobolka Bay Uu Baxo Waxaan Ku Tartamayey Labo Degmo Ee Diinsoor Iyo Buur-Hakaba

Degmooyinka Tartamyey Ayaa waxaa Ay soo Bandhigeen Tartanka Ku Saleysan Aqoon Iyo Aqlaaq Waxaana Degmo Walba La Weydiiyey Min Todobo Su,aalood Oo Ka Dhigeysa su,aalaha Guud Ee Barnaamijka afar Iyo Toban (14 )

Tabada Degmo Ayaa Xalay Waxaa La Siiyey Qeyb Dhaxtaalka Ah Oo Ay Ku Soobandhigayeen Waxyaabaha maagaalooyinka Ay Matalayaan ay Ku caasanyihiin

Waxaana Tartamayaasha Ay soobandhigeen Waxyaabo Badan Oo Magaalooyinka Kale Ay Kaga Caasanyihiin

Waxayna Ka Sheekeeyeen Taariikhda Laba Degmo Iyo Heeso Horey Looqaadey Oo Lagu amaanayey Degmooyinka Buur Iyo Diinsoor

Gabagabadii Ayaa Gudiga Barnaamijka Waxaa Uu Ku Dhawaaqey Tariijada Rasmiga Ah Ee Tartanka

Barnaamijka Tartanka Aqoon Iyo aqlaaq Ee Idaacada Koonfur Galbeed Ka Baxa Ayaa Waxaa Taaba Galiyey Ururka Ururka Hormatinta Waxbarahada Arlaathy (AYDE)

By;-Mohamed Adam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here